Nabad Sugida oo Shaacisay in dal Shisheeye ka dambeeyay Qaraxii ka dhacay Muqdisho

War kooban oo kasoo baxay Hay’adda Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in qaraxii dadka badan ku dhinteen ee ka dhacay Ex-Koontarool Afgooye uu qorshihiisu lahaa dal Shisheeye. NISA qoraalka kasoo baxay ayaa lagu sheegay in uu socdo baaritaan ku aadan qaraxan, waxa ayna NISA tilmaantay in warbixin bilow ah oo la … Continue reading Nabad Sugida oo Shaacisay in dal Shisheeye ka dambeeyay Qaraxii ka dhacay Muqdisho